Maamulka Degmada Balcad oo Ardayda Degmadaasi kaga Digay Isticmaalka Mandooriyaha Taabuuga.

0
188

Jowhar – Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee  dowlad goboleedka Hirshabeelle ee uqaabilsan degmada Balcad Bashiir Cabdullahi Cali ayaa ka waramay caqabadaha xiligani ay ku hayaan Ardayda Isticmaasha Mandooriyaha taabuga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here