Maamulka degmada Badhaadhe Oo deeq gaarsiiyay dad ay abaaraha saameeyeen

0
202

Jowhar (Radio Isnaay) – Dadka ku nool deegaano badan oo hoostago degmada Badhaadhe waxaa sid aad ah u saameeyay abaaro daran oo halkaasi ka jiro,maamulka degmada Badhaadha ayaa haatan deeq raashiid ah gaarsiiyay ilaa iyo 1,500  oo qoys.

Warbixintaan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here