Kiisas Xanuunka Shuban biyoodka ah Oo laga diwaan geliyay Isbitaalka Jowhar

0
171

Jowhar (Radio Isnaay)-Dr cabdiraxman dufle oo ah agaasimaha Isbitalka Jowhar aya shegay in ay walwal ka qaban in tirada hadda laga diwan geliyay ee cudurka Shuban biyoodka ay sii badan karto asigoo sidoo kale shegay in malin walpa ay diwan geliyaan sadex ilaa iyo afar kiis oo uu soo ritay  Shuban biyoodka.

Warbixintaan waxaa soojeedineyso:- Xaliimo Cali Ibraahiim

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here