Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo Hooyooyinka Uurka leh ugu Baaqday in ay qataan Tallaalka Covid-19.

0
186

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Seynab Maxamed Cabdulle oo ah Madaxa Tallaalka Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle ayaa sheegtay in ay sii wadi donaan qeybinta Talaalka ee wajiga labaad gaar ahaan hooyooyinka Uurka leh.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here