Sara ukac Raashinka dalka iyo kan dibaddaha oo laga dareemaya suuqyada magaalada Jowhar.

0
139

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Raashinka qutuldaruuriga ee laga keeno dibadaha iyo kan ka baxa dalka aayaa kor u,kacay iyadoo danyartana aysan iibsan san karin kadib markii lacagaha dollarka ay iyagana sare ukaceen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here