RW Rooble Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta U Fadhiya Soomaaliya

0
172

JOWHAR (Radio isnaay) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaala Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya  Maxamed  Axmed Alcuthman.

Kulanka dhex maray Ra’iisul Waasaare Rooble iyo danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya  Maxamed  Axmed Alcuthman ayaa waxaa looga hadlay xoojinta iyo horumarinta xiriirka labada dal.

Iyadoo intii kulanku uu socday diiradda lagu saaray   sidii dowladda Imaaraadku qeyb uga qaadan lahayd gurmadka dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here