Hay’adda MSF oo ka digtay xiritaanka xerooyin ay Soomaali kujiraan.

0
148

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo ay bilooyin kaliya ay ka harsantahay xiliga ay dowladda Kenya sheegtay inay xireyso xeryaha qaxootiga Dhadhaab iyo Kakuma oo ay kujiraan kumanaan qaxooti Soomaali ah, ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada ku aaddan, in xal waara loo helo dadka ku nool xeryaha ku nool Dhadhaab oo halis ugu jira in laga joojiyo gargaarka yar ee ay hadda helaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here