Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo loogu Baaqay in Shaqo Abuur ay la Yimadaan.

0
142

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Intabadan dhalinyarada wax soobaratay waxa ay baadi goobaan shaqooyin,waxaasa haatan loogu baaqayaa in ay usoo jeestaan arrimaha ganacsiga.

Xuseen Xasan Cali iyo Cabdullahi Calasow Cali oo ka qeyb galay barnaamijka ganacsiga ee radio Isnaay ayaa usoo jeediyay dhalinyarada magaalada Jowhar in waqtibadan kagalumi lahaa baadi goobka shaqo in sidoo kale ay waqti geliyaan helida fikrado ganacsi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here