Dhalinyaradda jowhar oo Baaaq u diray maamulka Hirshabelle.

0
157

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –   Waxaa lagu arkayaa Wadooyiinka Waaweyn ee Magaalada Jowhar Carruur iyo dad Waaweyn oo qabo baahiyaha gaarka ah oo aan lahayn Waxbarshada loogu talagalay ,sida Dugsiyada Gaarka ah ee ka furan qaar ka mid ah Gobalada dalka.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here