Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maxamed Amiin Weydow waxa uu ka mid yahay aqoonyahanada da’yarta ah ee Magaalada Jowhar xili uu la hadlyayay Radio Isnaay ugu baaqay qeybaha kala duwan ee Bulshada Gobalka Shabellaha Dhexe gaar ahaan kuwa Degmada Jowhar in ay sameeyaan iskutashi Dadweyne.
Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.