Dhaqaatiirta Magalada Jowhar oo ka hadlay Saameynta xanuunka AIDSKA.

0
243

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dunida waxaa 1 December laga xusaa Maalinta la Dagaalanka xanuunka HIV/AIDS oo malaayiin qof oo dunida ah ay qabaan,waxaana sanadkan dadka qaba xanuunkan HIV/AIDS ay aad ugu sii nuglaayeen caabuqa COVID-19.
Warbixintan Waxaa Soo Jeedineyso : – Xaliimo Cali Ibraahim

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here