Qaramada Midoobay oo Gurmad u dalabtay in ka Badan 6 Milyan oo Soomaali ah.

0
170

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in xaalad gargaar la’aan ay ka jirto Soomaaliya isla markaana ku dhawaad 7.7 Milyan oo ruux ay u baahan yihiin gurmad degdeg ah oo la gaarsiiyo sida hadalka loo dhigay.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here