Beeraleeyda duleedka Jowhar oo fatahaada ku kaliftay in shaqooyin kale ay qabtaan.

0
181

Jowhar ( Radio Isnaay)-Beeraleey badan oo Afar xili beereed Beerahooda aan si wanaagsan u tacban ayaa sheegay ina ay dantu biday in nolal maalmeedkooda ka maareeyaan soo gurida xaabo ay usoo iib geeyaan magaalada.
Warbixintan waxaa soojeedineyso :- Maryamo Sheekh Cabdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here