Shirka Horumarinta adeegyada Caafimaadka oo maanta lagu soo Gaba Gabeynayo Magaalada Kismaayo.

0
232

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirka Wadatashiga Waasaaraddaha Caafimaadka Dowlad Gobaleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lafilaaya in Maanta la soo xiro, kaas oo ku bilawday soo jeedinta ku saabsan warbixinada howlihii sanadkaan 2021 u qabsoomay Wasaaradaha Caafimaadka. Sidoo kale Shirka waxaa lagu lafaguray caqabadaha ka jira adeegyada Caafimaad ee Dowladu bixiso.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here