Sare ukac kuyimid qiimaha dalaga Beeraha oo laga dareemayo Magaalada Baladweyne

0
268

Jowhar (Radio Isnaay)- Wararka ka imaanayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in uu sare ukac kuyimid intabadan dalaga kasoo go’a Beeraha,waxaana ganacsatada ka ganacsada dalaga Beeraha ay sheegeen in maalinba maalinka ka danbeyso uu kordhaya qiimaha la iibiyo dalagyada Beeraha sida Galeeyda iyo Digirta.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya : –Maxamed Abuukar Cabdiraxman. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here