Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo Magaalada Jowhar ku Qabatay Dood ku Saabsan Qoondada Haweenka.

0
212

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo ay kasoo qeyb galeen inka badan 50 ruux oo isgu jira odoyaal,haween iyo dhalinyaro ayaa looga hadlayay xaqiijinta doorashooyinka,  nabadoonada  iyo doorka haweenka ee 30% 2021,si loo abuuro isfaham u dhaxeeyo odoyaasha ,haweenka iyo dhalinyaradda Ugu horayn waxaa haddalo kooban oo ay ka soo jeedisay goobta Faadumo Maxamed Axmed oo ka socotay ururka haweenka degmada jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here