JOWHAR – (Radio Isnaay) – Aqoon is wedaarsi ay soo qaban qaabisay Wasradda Degaanka iyo Hormarinta reer Miiga ee Dowlad Goboledka Hirshabelle aya waxa ay ku qabatay Magalada Jowhar kulankaani oo looga hadlay sidii looga hortagi laha Nabaad Guurka Degaanka. Waxana kulanka ka qeyb galay qeybaha kala duwan Bulshada ku dhaqan Magaalada Jowhar iyo Mas’uuliinta Maamulka Hirshabelle.
Warbixintaan waxaa soojeedineyso :-Xaliimo Cali Ibraahim