Gabar Dhalinyaro ah oo Magaalada Jowhar ka Furtay Xarun lagu Iibiyo Macmacaanka.

0
250

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalanyarada Magaalada jowhar ee caasimada dowlad goboleedka hirshabeelle aya waxa ay la imanayaan hal abuuro ganacsi iyagoo ganacsiyo badan oo kala duwan ka her geliyay magaalada jowhar Waxana dhawaan magaalada jowhar laga hir geliyay xarun lagu iibiyo cunoyinka fudud oo lagu magacaabo daray haboon cakes.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedineysaa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here