Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sida uu sheegay guddoomiyaha degmada Luuq Cali Kadiye Axmed, dadka dhintay ayaa labo ka mid ah waxay ahaayeen caruur. Guddoomiyaha ayaa intaa ku daray in boqolaal qoys iyo dad ka soo barakacay deegaano kale ay gaareen xarunta degmada.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.