Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa hay’adda UNIDO iyo Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya, ayaa si wada-jir ah usoo bandhigay maal-gashi ay Ganacsato Soomaaliyeed ku sameeyeen Cagafyo loogu talogalay horumarinta wax soo sarka beeraha
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya: Cabdicasiis Xasan Macalin.