Kulan looga Hadlayay Qoondada Haweenka oo lagu Qabtay Magaalada Jowhar .

0
226

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo ay kasoo qeyb galeen in ka badan 40 ruux oo isgu jiray Odoyaal,dhalinyaro culumaa,udiin iyo haween ayaa looga hadlayay dardargalinta qoondada haweenka ee 30%. iyado shalay la doortay kuraasta gobollada waqooyi oo laba haween ah kusoo baxeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here