Dhalinyarada Jowhar oo Wadda Qorshe lagu Balaarinayo sidii loo Mideyn lahaa Dhalinta Hirshabeelle.

0
171

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalanyarada Soomaliyeed waa cudada dalkeena waxa ayna u baahanyihiin in lagu dhiira geliyo ka miro dhalinta hiigsigooda iyo dadaalkooda ku aadan dib udhiska dalkooda balse loo baahanyahay dhalanyaro mideysan.

Qaar ka mid ah dhilanyarada ku dhaqan magaalada jowhar caasimada hirshabeelle
aya waxa ay nooga warbixiyeen sida dhalinyarada loo mideyn karo oo u noqon
karaan dad hal meel wada hiigsanaya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here