Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Warfaafina Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Shire Falagle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo socdaal ku maraya degaano ka tirsan Gobolka Mudug ayaa sheegay inay u kuur galayaan xaaladaha dadka ay abaartu saameeysay.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.