Bulshada Jowhar oo siyaabo kala duwan u Isticmaala Cunista iyo Cabidda Maraqa Kaluunka.

0
186

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waa goob lagu iibiyo madaxa kalluunka iyo maraqiisa oo la casriyeeyay waxa lagu arkayaa biibitada danwadaag ee magaalada jowhar odoyaal iyo ragg dhalinyaro ah oo saf ugu jira cabidda iyo cunista madaxa iyo maraqa kalluunka.

Yaaquub Axmad Cismaan waa mid ka mid ah macmiilka galabkasta u yimaada goobatan wuxuu ka warbixyay qaabka uu isticmaalo iyo wax tarkiisa Kaluunka Wabiga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here