Ganacsatada cusub ee Jowhar Oo loogu baaqay in fikrada cusub ay keenaan.

0
199

Jowhar (Radio Isnay) – Maxamed Cusmaan Cali oo kamid ah aqoonyanahada magaalada Jowhar ee bartay cilmiga dhaqalaha iyo ganacsiga oo lahadlay Radio Isnaayo ayaa ugu baaqay ganacsatada in ay la yimaadaan firkarado cusub oo ganacsi oo aan horay kaga jirin deegaanka.

Warbixinta waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here