Dhaqaatiirta Xoolaha Sh/dhexe Oo ka hadlay cudur haleelay xoolaha

0
214

Jowhar (Radio Isnay) – Waxaa sii kordhaya cudurada ku dhaca xoolaha ku nool qaar ka mid ah degmooyinka gobalka Shabeellaha dhexe,waxaana cudurada ay sii faafeen kadib markii xoolo dhaqatada ay isugu tageen goobaha ay roobabka ka da’een.

Warbixintan waxaa soojeedineyso: – Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here