Warbixin gaar ah oo ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah Ee Macallimiinta Soomaaliyeed.

0
199

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – 21-ka Novembar waa maalin ku wayn umada Soomaaliyeed, waxayna ku asteesantahay
maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel ay Soomaali joogtaba laga xuso.

1974-tii bishii November 21-keeda ayaa loo aqoonsaday maalinta macalinka waxaana
shacabka Soomaaliyeed iyo dowladdii Millateriga ahayd ay si wadajir ah u muujin jireen
muhiimadda maalintan oo kale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here