In ka Badan labo Qof oo Gaajo iyo Oon ugu geeriyootay Abaaraha ka jira Deegaanada Gobolka Gedo.

0
182

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta la xaqiijiyay ilaa Saddex Ruux ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay gaajo iyo oon ugu geeriyoodeen degaano hoostaga degmada luuq ee Gobolka Gedo, kuwaas oo kasoo barakacay degaannadooda.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here