Haweenka ku Shaqeysta Xirfada Dhar tolista oo ku soo Badanaya Caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar.

0
243

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haweenka ku nool tuuloyiinka hoos yimaada Magaalada Jowahar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa inta badan wajaha caqabado dhanka nolosha ah taasi oo ku aadan maareynta nolosha.

Faadumo Cabdi waxa ay ka mid tahay Hooyooyiinka ku nool tuulooyiinka hoos
yimadda magaalada Jowhar ee Caasimada hirshabEelle waxa ayna nolol maalmeedka
caruurteeda ka soo saarta tolista dharka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here