Wasaaradda Beeraha Hirshabelle oo baaq udirtay dadka ku dhaqan Tuulooyinka Webiga udhaw.

0
196

Jowhar ( Radio Isnaay) – Yaaquub Buulle oo kamid ah mas,uuliyiinta Wasaarada Beeraha Hirshabelle oo la halday Radio Isnaay ayaa ugu baaqay dadka ku dhaqan Tuulooyinka in ay wasaarada lasoo xiriiraan hadii ay arkaan goobo suuro gal ay tahay in webiga uu ka fataho.

Warbixintaan waxaa soojeedineyso: – Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here