Wasaaradda Waxbarashada Hirshabelle Oo qorsheyneyso dhismaha iskuulada ku burburay Fatahaadaha

0
159

Jowhar (Radio Isnaay) – Gudoonka waxbarshada degmada jowhar ayaa sheegay in ay ku talo jiraan dhismaha iskuulada ay fatahaada webiga shabeelle burburisay ee ku yaalo tuulooyin hoosyimaado magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabelle.

Warbixintaan waxaa soo jeedineyso :- Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here