Wasaaradda Beeraha Hirshabelle Oo Sheegtay in abuur siineyso beeraleyda

0
429

Jowhar (Radio Isnaay) – Lataliyaha Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Hirshabelle Cabdullahi Xasan Cumar oo lahadlay Radio Isnaay ayaa sheegay in todobaadka soo socdo ay qeybin doonaan abuur kalhore wasaarada beeraha ay u balaqan qaaday beeraleyda deegaanada Hirshabelle.

Warbixintaan waxaa soojeedinayo :- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here