Xukuumada Soomaaliya Oo Ka hadashay dhismaha wadada Muqdisho Iyo Jowhar

0
149

Jowhar (Radio Isnaay)- Wasiirka wasaarada howlaha guud ee xukuumada Soomaaliya Maxamed Aadan Macallin ayaa sheegay in meel wanaagsan ay mareyso dhismaha wadada xiriiriso muqdisho iyo Jowhar isagoona u mahadceliyay shirkada wadada dhiseyso iyo dadka deegaanka oo kaalin weyn ka qaatay dhimsaha.

Warbixintaan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here