Beeraleyda gobalka Shabeellaha dhexe Oo loogu baaqay in ay iskaashadaan

0
146

Jowhar (Radio Isnaay)- Beeraleyda gobalka Shabeellaha dhexe ayaa mudooyinka danbe waxa ay wajahayeen caqabado ay kamid tahay fatahaada webiga Shabelle oo dhor jeer jartay dhulbeereed,waxaana beeraleyda loogu baaqay in ay iskaashadaan.

Warbixintan waxaa soojeedineyso :- Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here