Aqoonyahanada Magaalada Jowhar Oo dadka Shaqeeyo ugu baaqay in ay lacago keydsadaan.

0
147

Jowhar (Radio Isnaay)- Inkastoo shaqo la’aan baahsan ay kajirto guud ahaan dalka hadane waxaa jiro tiro dad ah oo heysto shaqooyin si bila ah ama maalinla ah ay mushaar kaga qaataan waxaana haatan aqoonyahanada magaalada Jowhar ay dadkaasi ugu baaqayaan in ay lacag keydsadaan.

Warbixintaan waxaa soojeedinayo :- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here