Kulan looga hadlay gurmadka abaaraha Oo lagu qabtay Magaalada Baladweyne.

0
147

Jowhar (Radio Isnaay) – Wasaarada Gargaarka iyo Maareenta Musiibooyinka Hirshabelle ayaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxa ay ku qabatay kulan looga hadlayay gurmadka abaaraha, waxaana kasoo qeyb galay mas’uuliyiin katirsan maamulka gobalka Hiiraan iyo qaar kamid ah hey’adaha gargaarka.

Warbixintan waxaa soojedinayo :- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here