Warbixin gaar ah oo ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah Ee Sonkorowga Adduunka.

0
314

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Caalamka, qiyaastii 422 milyan oo qaangaar ah ayaa la nool cudurka macaanka 2014, marka la barbar dhigo 108 milyan 1980. Baaxadda adduunka ee cudurka macaanku wuxuu ku dhawaad labanlaabmay tan iyo 1980, isagoo ka kacay 4.7% ilaa 8.5% dadka waaweyn. Tani waxay ka tarjumaysaa korodhka arrimaha khatarta ah ee la xiriira  sida miisaanka oo kordha ama cayil.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa: – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here