Xaalad Dhinaca Nolosha ah oo la Soo Daristay Dadka ku Nool Tuulada Daanyeerey ee Dulleedka Jowhar.

0
185

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka ku nool Tuulada Daanyeerey oo dhinaca koofur ka xigta Magaalada Jowhar  ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa Soo wajahay  xaalad adaga oo dhinaca nolosha ah ka dib markii Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ay Saameyn xoogan ku yeesheen goobihii Caafimaadka iyo Waxbarashada ee Deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya – : Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here