Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirka Golaha Wasiirada ayaa ee Maamulka Galmudug ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin Miisaaniyadda Dowlad Goboleedka Galmudug ee 2022, Xeerka Biyaha iyo xaaladaha biyo la’aaneed ee soo food saaray deegaannada Galmudug.
Warbixintan Waxaa Inoo soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.