Gabdhaha Suxufiyiinta Magaalada Jowhar oo ka Dooday Ahmiyada Ay leedahay Ilaalinta Xuquuqdooda.

0
131

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gabdhaha suxufiyiinta gobolka shabeellaha dhexe ayaa waxa ay ka hadleen ahmiyada ay gabdhaha suxufiyiinta shabellaha dhexe ugu faa’iideysan karaan tababarada ay bixinayaan ururka gabdhaha suxufiyiinta soomaliyeed kuwa oo doorka saara mar walba gabdhaha una dooda xaquuqdooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim. 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here