BARNAAMIJYO GAAR AH Barnaamij Gaar ah Oo Ku Saabsan Muhiimada Ilaalinta Deegaanka By admin - November 12, 2021 0 112 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar (Idaacadda Isnaay) dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij Gaar ah oo Ku Saabsan Muhiimada Ilaalinta Deeganka waxaana idiin baahineeysa ee Idaacadda Isnaay ee Magaalada Jowhar.