Waxa Jowhar soo garay Wafdi ay Hor kaceyso Wasiiradda Cafimadka Somaaliya.

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Wafdi ay  Hogaamineysay Wasiirka Cafimadka Xukumada Federaalka Somaaliya Fowsiya  Abiikar Nuur ayaa waxa ay maanta so gareen Magalada Jowhar Casimada Hirshabelle  waxana Magaalada Jowhar ku soo dhaweyay Mas’uuliinta Maamulka Hirshabelle iyo Wasaradda  Cafimaadka Hirshabelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :-  Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here