Warbixin gaar ah oo ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah Ee Sayniska Adduunka.

0
133

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maanta oo kale guud ahaan caalamka waxaa looga dabaal dagaa oo laga xusaa Maalinta Sayniska Adduunka ee Nabadda iyo Horumarinta waxaana maalinkaan aasaasay UNESCO 2001, ujeedooyinka Maalinta Sayniska Adduunka ee Nabadda iyo Horumarinta (WSDPD) ayaa ah Si loo xoojiyo wacyiga dadweynaha ee doorka sayniska ee bulshooyinka nabada iyo iyo midnimada qaranka iyo kuwa caalamiga ah ee sayniska.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here