Shirka  dib-u-eegista  Mashruuca Biyoole oo Maalinta Labaad ka socda Magaalada Garoowe.

0
138

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, Cabdulqaadir Maxamed Aadan ayaa magaalada Garowe ka furay shirka  dib-u-eegista  Mashruuca Biyoole, kaasoo intii sanad iyo bar ah ka socday Maamul Goboleedyada Puntland, Galmudug iyo Koofur Galbeed, ayadoo wejigiisa labaad lagu soo dari doono Maamullada Jubbaland iyo Hirshabeelle.

Warbiixntan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here