Hey’adda Jubba oo Agabka Guryaha ugu Deeqday Qoysaskii ka Barakacay Fatahaada

0
147

JOWHAR (Radio isnaay) Tuulooyinka Baareey, Mareereey, Mooyko iyo Libiga ayaa ka mid ah tuulooyinka agabka helay Qaar ka mid ah dadkii qaatay agabka oo aan magrafoonka la dhexmaray ayaa radio isnaay u sheegay in baahi weyn ay uqabeen helitaanka agabkan loo adeegsado karinta cunnada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here