Buundada  jowhar  ee kala Barta Xaafadaha Jowhar oo noqotay Boosteejada laga raro Doomaha.

0
207

JOWHAR (Radio Isnaay) – Dadkan oo raaci jiray Baabuur Qaarkoodna lugeeyn jireen  ayaa hadda ku safra Doomo Waxaa Maalintii ku soo Xirta ku Dhawaad Soddon Doomood oo ka soo Safra Tuulooyin Hoos Yimaada Jowhar iyo Balcad ee dhanka Koonfur iyo Bari ku Teedsan.

Warbixintaan waxaa soo Jeedinaysa:-Maryama Sheikh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here