Jowhar Oo Ku Soo badanaayo Dhalinyarada ku Shaqeysata Farsamada Gacanta .

0
132

JOWHAR (Radio Isnaay) – Dhalinyaro badan oo ka tagay iskuulada ku yaalla Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle ayaa sameysta xirfad shaqo, oo ay ku maareeyaan Reerkooda.

Asad Xasan ayaa ka mid ah dhalinyarda Magaalada jowhar islamarkaan ku shaqeysta farsamada gacanta ayaa sharaxaayo si nolasha reerkiis kaga maareeyo xirfadaasi .

Warbixintaan waxaa soo Jeedinaysa:- Maryama Sheikh Cabdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here