Jowhar ( Radio Isnaay)-Maxamuud Yuusuf Suleeymaan oo ah maamulaha dugsiga Baareey oo kuyaalo tuulada Baarey oo hoostimaada magaalada Jowhar ayaa sheegay in xaalada waxbarasha ay haatan tahay mid liidato isagoona maamulka ka codsaday in wax laga qabto xaalada waxbarasho.
Warbixintan waxaa soo jeedineyso:- Maryamo Sheekh Cabdi