Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Hirshabelle oo booqday kaamamka Jowhar

0
229

JOWHAR (Radio Isnaay) –  Cabdisalaan Cabdullahi Angoola oo ah Guddoomiyaha Hey’ada Qaxootiga iyo Baracyasha Hirshabelle   iyo guddomiye ku xigeenka Hey’ada oo ay wehliyaan guddoomiye ku xigeenka  arrimaha dib u heshisiinta iyo Federaalka gobollka Shabellaha dhexe  iyo duqa Magalada Jowhar Salax Mudey Cali  aya waxa ay kormeer ku tageen kaamka Jilyaale ee Magaalada Jowhar iyaga oo indho indhen ku sameyay  xalada adag ee heysata Barakacyaasha.

Warbixintaan waxaa soo Jeedineysa:- Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here