Maamulka Degmada Jowhar Oo Ka digay qashinka lagu shubo goobaha danta guud

0
144

JOWHAR (Radio Isnaay)- Duqa magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle Saalax Muudey Cali ayaa sheegay in talaabo ay ka qaadi doonaan cid walbo oo qashinka ku shubto goobaha aan loogu talo gelin,isagoona ugu baaqay dhamaan bulshada in qashinka ay geeyaan goobta uu maamulka kalhore asteeyay.

Warbixintaan waxaa soojedinay :- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here